|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Ugu Saraysa Sanduuqa Horumarinta Somailand Ee SDF Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa
March 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Gudida ugu saraysa Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF oo ka kooban xubno Wasiiro ah iyo xubno ka socda Wadamada qaadhaan bixiyaasha ee ku bohobay sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF iyo hogaanka ugu sareeya ee maamula sanduuqaasi ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan ku yeesheen Magaalada Hargaysa.
Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii Xukuumada Somaaliland iyo wadamada qaadhaan bixiyaashu ay uga wada hadli lahaayeen Mashaariicaha sii dhamaanaya ee laga maal geliyo Sanduuqa Horumarinata Somaliland.
Hakan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/qsJ6CkrSLJI Related posts:DAAWO; Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Fanaanada Saynab Xaaji Cali Baxsan iyo kaalintii ay kaga ... Wasiir Cali Warancadde Wuxuu Hore u Soo Baabiiyey Xisbigii UDUB Maantana Wuxuu Babiinayaa qaranka So... DAAWO; Siyaasi Cabdi Muxumed Baadil (Cabdi Biid) Oo kamida Garabkii Jamaal Cali Xuseen Ee Maanta ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|