Gudida La Dagalanka Sicir Bararka Oo Amaradii Ugu Danbeeyey Soo Saarey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida La Dagalanka Sicir Bararka Oo Amaradii Ugu Danbeeyey Soo Saarey
March 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Guddida Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u Magacaabey la dagaalanka sicir bararka Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen amaradii ugu danbeeyey isla markaana waxaa ay sheegen in 13 bishan ay ugu danbeyso in adeegyada Zaad Iyo E-Dahab in lagu isticmaalo waxii ka yar $100.

 

Sidoo kale guddida ayaa waxaa ay shirkadaha bixiya adeegyada Zaad iyo E-Dahab ay uga digeen in ay Systemkood aay isku bedel ku sameyeen lacagaha Doller-ka iyo Shilinka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/bGEZ3EUf_CY

 

COMMENTS
LINKS