Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Doorashada Maayarada Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Doorashada Maayarada Dalka
March 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii saaka oo uu Shir-gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax waxay Dood adag ka yeesheen xeerka Doorashada Maayarada iyo Ku-xigeenadooda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS