|
|||||
WAJAALE NEWS
Ganacsade Jaamac Oomaar Oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay 1000 Qoys Oo kamida Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Salel,
March 28, 2018 - Written by Editor:SAYLAC (W,N) Ganacsade Jaamac Oomaar Seed oo ah Mulkiilaha Shirkada Ominco Company kana mida Gancsatada Waawayn Reer Somaliland Ayaa Ugu tabarucay Deeq Raashin ah 1000 Qoys kamida dadka Abaaruhu sameeyeen Ee ku Dhaqan Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka salel. Waxaana Deeqdan Raashinka Dadka Talaabaysan Gaadhsiiyay Badhasaabka Gobola Salal Mawliid Maxamed Nuur oo uu usoo wakiishay iyo xubno kale oo kamida masuuliyiinta gobolka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DEEQDAN; Related posts:Raysal Wasaarada Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay In Diyaarada Ethiopain Airlines Joojisay Duulimadyadii Ay ... “Muqdisho Dawlada Maanta Ka Dhisan iyo Tii Lixdankii Waa Iskaga Mid Ficilada Ay Ku Kacayaan”.Gudoomi... DAAWO;-Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharax Cabdiraxmaan Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|