“Dhalinyarada Somaliland Dagaal Ha U Diyaar Garoobaan”..Wasiirka Arimha Gudaha Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dhalinyarada Somaliland Dagaal Ha U Diyaar Garoobaan”..Wasiirka Arimha Gudaha Somaliland
March 15, 2018 - Written by Reporter:

Burco (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta Shacabka Magaalada Burco kala qayb galay Banaanbax ay ku taageerayaan Heshiiska Dekeda Berbera ayaa waxa uu eedo culus u jeediyay Maamulka Taagta daran ee Xamar iyo Madaxwaynaheeda Farmaajo waxaana uu dhalinyarada Somaaliland ugu baaqay inay u diyaar garoobaan Dagaal ay ku dufacaayaan Dalkooda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/uirzqRoM_IE

COMMENTS
LINKS