DEG DEG: Gudoomiye Ciro Oo Hada Si Adag Ugu Jawaabay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DEG DEG: Gudoomiye Ciro Oo Hada Si Adag Ugu Jawaabay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Faysal Cali Waraabe
March 25, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxa uu sheegay in uu u mahad celinaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Faysal Cali Waraabe oo uu sheegay in ay afkooda ka qireen mad madowgii ay ku eedeynaayeen kominshanka doorashooyinka.

 

Sidoo kale Gudoomiye Ciro ayaa waxaa uu magic cusub u bixiyey gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe kaas oo ah Mr 4%.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/BbSMoohaGsY

COMMENTS
LINKS