Dadwaynaha Reer Boorama Oo Iskugu Soo Baxay Mudaharaad Ay Ku Taageereyaan Heshiiska Dekeda Berbera, Una Quus Gooyay Dawlada Xamar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Reer Boorama Oo Iskugu Soo Baxay Mudaharaad Ay Ku Taageereyaan Heshiiska Dekeda Berbera, Una Quus Gooyay Dawlada Xamar
March 15, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):- Dadwaynaha kala duwan ee ku dhaqan Magaalada Boorama ayaa maanta isku soo baxay Mudaharaad Balaadhan oo ay ugu qquus goynayaan Maamulka Xamar ee taagta daran islamarkaana ay ku taageerayaan heshiiska Somaliland la gashay Shirkada Dp World.

 

Hakan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS