DAAWO ; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu kaga Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu kaga Hadlay
March 11, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Madaxwaynah Jamhuuriyada somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa lala yeeshay Waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay xaaladaha xiligan taagan Ee Somaliland Iyo heshiiska Dekeda Berbera

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa  si gaara u taabtay aragtida maamula muqdisho ee diidmada heshiiska somaliland iyo dp world.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS