DAAWO:- URURKA SOLJA OO KA HADASHAY SHAQO-KA-JOOJINTA LAGU SAMEEYAY WARIYEYAAL KA TIRSAN WASAARADDA WARFAAFINTA | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:- URURKA SOLJA OO KA HADASHAY SHAQO-KA-JOOJINTA LAGU SAMEEYAY WARIYEYAAL KA TIRSAN WASAARADDA WARFAAFINTA
March 1, 2018 - Written by Wariye:

Hargysa:-(WJN):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay wariyeyaal tiradoodu dhan tahay 24 wariye, oo wasiirka wasaaradda warfaafintu ku sameeyay shaqo ka joojin, kadib markii ay warbaahinta lasoo hor istaageen cabasho ay muujiyeen iskushaandheyn wasiirka wasaaraddaasi ku sameeyay hawl-wadeennada wasaaradda, taasi oo ay ku tilmaameen, mid caddaalad ku salaysnayn

 

 

Hargeisa Office

Waajelenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS