|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Mashruucii Xumbo-weyne Ee Fashilmay Iyo Shirkada Maalgashi Ee Xukuumadu Ka Diwaangelisay Imaaraadka
March 2, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee maaanta kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Mashruucii Biyaha Xumbo-weyne ee Fashilmay iyo siday Muhiimka u tahay in wax loo qabto Dadka Danyarta ah, Sidoo kale Sheekh Aadan Siiro ayaa waxaa uu ka hadlay Shirkad Maalgashi oo Xukuumaddu ka diwaangelisay Imaaraadka Carabta. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Iyo Madax-Dhaqameed Bilaabay Barnaamij Lagu Cidhibtirayo Colaadii Koonfurta ... Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Wasiirka Warfaafinta Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada+Sobobta... DAAWO; Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Warar Sheegay In Xilka Laga Qaaday Isaga iyo Xamarje, Dhal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|