|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Munaasibad Lagu Dar Dargalinayo Dhismaha Jaamacada Al Cirfaan, Ee Magaalada Arabsiyo Oo Lagu Qabtay Hargaysa,
March 29, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Munaasibad ay soo Qaban qaabiyeen Gudiga Dhismaha Jaamacada Diiniga ah Ee Al Cirfaan oo laga Dhisayo Magaalada Arabsiya Ee Gobolka Gabiley Ayaa maanta Lagu Qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada hargaysa. Xafladan Ayaa waxaa kasoo Qaybgalay Gudoomiye Kuxigeenka koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle Xubno katirsan Xukuumada iyo Wasiirkii hore ee Waxbarashada, Ganacsato iyo bulshada Qaybaheeda kala duwan, Ujeedada Munaasibad ayaa ahayd Sidii Dhaqaale loogu Ururin lahaa Dhismaha Jaamacada iyo sidoo kale Waxaa Lagu soo Bandhigay Dhaqaalaha Guud ee ku Baxaya Dhismaha jaamacada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAKAN; https://youtu.be/RCBvivFjKSk Related posts:DAAWO;-Maxkamada Gobolka Gabiley Oo Xukun Ku Riday 13 Eedaysane Oo Lagu Qabtay Qaad Gaadiidkoodiina ... Sariflaha Saayir Money Exchange Oo Soo Kordhiyay Adeeg Casriya Oo Uu Lacagaha Online Kuugu Sarifayo.... Maayirka Degmada Gabiley Oo Rabshado Ka abuuray Gabiley iyo Taliye ku xigeenkii Booliska oo ku dhaaw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|