|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Madaxtooyada Emaaraadka Carabta Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen,
March 14, 2018 - Written by Editor:Dubai(W,N) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay ee ku sugan isku taga imaaraadka carabta Madaxwaynaha somaliland ayaa kulan muhiim ah la qaatay wasiirka Madaxtooyada Emaraadka Carabka Ahna raysal wasaare kuxigeenka Emaaraadka Carabta Sheekh Marsuub Binu Saalim Alnahyaan oo ku qaabilay Qasriga boqortooyada dalkaasi Waxana kulan kan ka warbixiyay wasiirka arimaha dibada somaliland Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:Daawo:Suldaan Ka Mid ah Salaadiinta Oodwayne Oo Sheegay In Uu Wasiir Cadaani Ka Danbeeyay Mudaharaad... Qaramada Midoobay, ayaa markii ugu horeysay laba qaybood oo kala madax-banaan u kala qaaday siyaasad... “Wax Beesha Caalamka Layidhaa Majiro, Sida Ay Inoola Dhaqmayaana Waa Guumaysi Cusub”Siyaasi Axmed Na... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|