|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; fadeexada farmaajo Ka Raacday Kadib Markii Uu Dekeda Berbera Arinteeda Soo Hadal Qaaday Iyo Xildhibaanadii Oo Buuq & Sawaxan Kaga fal Celiyey.
March 10, 2018 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N) Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho farmaajo Ayaa fadeexad Wayni ka Raacday Kulankii Uu la Lahaa Golaha Baarlamaan, Kadib Markii Bilaabay Hadal dekeda Berbera Ayaa Waxaa Mar kaliya Isla Oogsaday Sawaxanka Iyo Buuq ay xildhibaanadu Kaga Hor yimaadeen Hadalkiisa Arinta golaha baarlamaanka ku diideen hadalki farmaajo ayaa daaha ka fayday Awood darada Maamulka Muqdisho Khilaafyo Hor leh oo Hada ka Dhac Bilowday. HALKAN KA DAAWO SIDA AY WAX DHECEEN IYO FADEEXADII FARMAAJO RAACDAY; https://youtu.be/JR0sMMgNu6Q Related posts:Daawo:Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Oo Dacwad U Gudbiyay Maxkamada Sare Ee Somaliland Iyo Cida ay ... Komishanka Doorashooynka Jsl Oo War Cusub kasoo Saaray Qabsoomida Doorashada Iyo Dhaqangalka Xeerkii... DAAWO; Muxaadiro Diiniya "Caqabadaha Horyaala Qofka Muslimka ah" Sheikh Almis Yaxye Xaaji Ibrahim. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|