Dhamaan Hawl wadeenada iyo Shaqaalaha Shabakada Wajaalenews waxa ay Tacsi u dirayaan Mamulaha Shirkaada Sagal Jet ee Tog Wajaale Cabddi Yuusf oo ay ka Tacsiyadaynayaan Geeridii ku timi Aabihii Yuusf Daahir Xirsi 12/3/2018 ku geeriyooday Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan Degmada Dhanan ee Goday, waxaan ale uga baryaynaaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiiin Aamiiin
Inaalilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajucuun