Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Joojiyay Dhismihii Madaarka Diyaaradaha Magaalada Borama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Joojiyay Dhismihii Madaarka Diyaaradaha Magaalada Borama
March 26, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):- Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa waxa uu maanta joojiyay islamarkaana uu hakiyay Dhismihii Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Boorama.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS