|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigu Hadii Aan Mucaarid Noqdo Muuse Madaxweyne Ahaan Maayo”..Faysal Cali Waraabe
March 1, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay islamarkaana uu ku hanjabey hadii uu noqdo mucaarid dhab ah in aanu Muuse Biixi Madaxweyne noqon doonin oo aanu hal habeen Hargeysa joogi doonin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uxmWu7pHHlo
Hargeisa Office Wajaalenews.net
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|