Xurunta Xuquuqul Iinsanka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Xadhiga Hal-Aabuurad Niciima Abwaan Qorane | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xurunta Xuquuqul Iinsanka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Xadhiga Hal-Aabuurad Niciima Abwaan Qorane
February 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Hay,adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland  Guuleed Axmed Jaamac  Dafac ayaa ka hadlay Warbixin ay ka soo saareen xadhiga lagula kacay Hal-Abuurad Niciima Abwaan Qorane,Sidoo kalena waxaa uu Xukuumada ugu baaqay in Xoriyadeeda loo soo celiyo Niciima Abwaan Qorane.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS