Xukuumada Somaliland Oo Deeq Gaadhsiiisay Jeelka Wayn Ee Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Deeq Gaadhsiiisay Jeelka Wayn Ee Magaalada Gabiley
February 15, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo maanta safar shaqo kusoo gaadhay Gobolka Gabiley ayaa Jeelka wayn ee Magaalada Gabiley waxaa uu soo gaadhsiiyay deeq kala duwan oo isugu jirta Bustayaal iyo Timir.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS