Xisbiga Waddani Oo Markale Si Adag Uga Hadlay Shirkada Maalgashi Ee Xukuumadu Ka Diwaan Gelisay Imaaraadka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Markale Si Adag Uga Hadlay Shirkada Maalgashi Ee Xukuumadu Ka Diwaan Gelisay Imaaraadka
February 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa markale si adag uga hadlay Shirkada Maalgashi ee ay dhawaan Xukuumada Somaliland  ka diwaan gashatay Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS