|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Indho Indho Oo Dhaliilay Gudida Doorashooyinka, Fariina U Diray Madaxweynaha Somaliland
February 20, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa si adag uga hadlay muranka dhinaca saami qaybsiga ee ka jira hanaanka lagu soo doorto Golaha Wakiilada, waxaanu Gudida Doorashooyinka ku dhaliilay in aanay lahayn awood ay waxku kala saaraan waxaanu sidoo kale fariin u diray Madaxwaynaha Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CtUrYZYpUqI
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Jsl Oo ku Guuleystay Siideynta Maxbuus 20 Sano Xabsiga Hargeysa Ugu Xi... Murashaxii u horeeyay Ee Kasoo Jeeda Gobolka Sool Oo Shaaciyay Damaciisa Doorashada Golaha Wakiilada... Dhambaal Furan Oo Ku Socda Gudoomiyaha Maxkamada Sare Si Muglehna U Iftiimiyay Afarta Caqabadood Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|