Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Eedo Culus U Jeediyey Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Eedo Culus U Jeediyey Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi
February 24, 2018 - Written by Reporter:

London (W,N):- Gudoomiyiha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.

Sidoo kalena Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa sheegay in aaney Somaliland doorasho xor iyo xalaal ahi ka dhicin , isla markaana waxa uu sheegay in dalka been lagu maamulayo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS