Wasiirka Wasaarada Biyaha Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Biyaha Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargaysa
February 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland oo uu weheliyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha ayaa maanta waxay kormeer ku tageen Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa oo isagu ka gaar ah Mashruuca Xunbawayne ee dhawaan Wasiirku sheegay in uu fashilmay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS