|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg ah Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo Iska Casishay Xilkii Uu Dhawaan Madaxwayne Muuse Biixi Umagacaabay + Sobobta
February 25, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Agaasimihii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo dhawaan Madaxwayne Muuse Biixi umagacaabay Gudomiye Kuxigeenka Haayada Dhawrista Tayada ayaa gabi ahaanba ka Biyo Diiday Xilkaa loo Magacaabay Waxaanay Sheegtay In Ay iska casishay Xilka Gudoomiye kuxigeenk Hayada Dhawrista Tayada taasi oo ay ku Sobobaysay in Aanu Hankeedi Ahayd Booskan Dhanka kale Marwo khadra xaaji gadhy ayaa intaa ku dartay in ay jiraan arimo ugaara oo ay doonayso in ay u madax banaanaato’’ HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Raysal-wasaaraha Abiy Ahmed Sheegay In Madaxwaynihii Hore DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Sharciga La Ma... Madaarka Caasimada Somaliland Oo Markii u Horeysay Laga Hirgaliyey In Rakaabka Laga Baadho Cudurka E... Xisbiga UCID oo Cambaareyey Masuuliyiin iyo dhalinyaro Xisbiga Waddani ka tirsan oo xukumadu ku xidh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|