Ururka Qareenada Somaliland Oo Baaq U Diray Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Somaliland Oo Baaq U Diray Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi
February 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Ururka Qareenada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xadhiga Qareen Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan oo ka tirsan Ururka Qareenada oo ay Xukuumadu Xabsiga u taxaabtay waxaanay baaq u direen Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/O3frMNSf-Yw

COMMENTS
LINKS