|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay Mashruucii Xunbo Wayne
February 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka tirsan Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta ka hadlay Mashruucii Xunbo Wayne ee fashilmay waxaana uu sheegay shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay Mashruucii Xunbo wayne ay dalka ku sugan yihiin. Sidoo kale Siyaasi Buubaa ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay inay talaabo ka qaado shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:“Waxa Aan Ahay Musharax U Taagan Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Cid Igaga Xaq-Lihina Ma Jirto” Saylic... Munaasibada Lagu Xusayay Maalinta Loo Aqoonsaday Maalintii Xasuuqa Shacabka Reer Somaliland Ee Ay U ... Safiirka Jsl Ufadhiya Dalka Sweden Oo Ka Warbixiyay Waxka Badal Lagu Sameeyay Shuruudaha Looga Baaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|