|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Degmada Hargaysa Oo Xukun Ku Riday Laba Qof, Oo Lagu Helay ka Ganacsiga Caruurta + Hooyo Laga Xaday Ilmaheedii Oo Si Qiiro Leh Uga Hadashay Dhacdadan!!,
February 28, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N) Maxkamada Degmada Hargaysa Ayaa Maanta Xukun ku riday laba qof oo lagu Soo Qabtay iyaga oo ka Ganacsanaya caruurta laga xado Waalidkooda , Sidoo kale Hooyada dhashay ilmo ay dhashay oo kooxdani mudo bil ah kula maqnaayeen tuugo ay ku qaateen Hooyada Dhashay Ilmaha lagu soo qabtay labadan qof ee maxkmadu xukuntay oo wax laga waydiiday dareenkeeda kusaabsan xukunkan ayaa saluug ka muujiyay in mudada la xukumo dad lagu hayo ka ganacsiga dadka . Halkan Dhagayso Warkan iyo Dhacdooyin Qiiro leh Oo ay ka Warantay Hooyada Ilmahan la Xaday Dhashay. Related posts:“Ma Ogi Meel Uu Suldaanku Ku Yidhi, Beel Habla Waa Ehlu Naar, Mana Aha Hadal Milgo, Maamus Saldanade... “Madaxdhaqameedka Waxaan leeyahay Dhex Ka Noqda Siyaasada, Dadka Aad Madaxda Utihiin Sedexda Xisbiba... Shirkada Telesom Oo Abaal Marino Gudoonsiisay Macaamiisheeda Ku Guulaystay Barmaamijka Aqoon Maal ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|