|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyay Siyaasi Mudo Badan Soomaaliwayn Ahaa Oo Ay Isku Qoys Yihiin
February 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa uu cafis u fidiyey Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Oomaar oo ay isku qoys yihiin mudo badana Soomaaliwayn ahaa. Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Oomaar ayaa sanadihii 2010-ilaa 2012-kii xilka wasiirka arimaha dibada ka ahaa Dawlada Federaalka Soomaaliya kaas oo ka tanaasulay fikirkii Somaliweyn ee uu hore u aaminsanaa .  Warar xog ogaal ah oo aanu helayno ayaa xaqiijiyey in siyaasi Maxamed Cabdilaahi Oomaar uu shalay soo gaadhey magaalada Hargeysa, kadib markii madaxweyne Biixi aqbalay codsi uu u soo qortey oo uu ku dalbadey in la cafiyo, kaas oo madaxweynuhuna u qoray cafiska uu dalka ku yimid.
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Ururka Dawladaha Hoose Ee Algasal Oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlay Maaraynta Mushkiladaha Dhulka! Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Afur Iyo Casho Ku Maamuusay Xubno Katirsan Hogaanka Xisbiga Wadd... Halkan ka daawo ergooyinkii ka socday gobolada awdal iyo selel oo sheegay in loo diiday in ay galaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|