Maamulka Gobolka Awdal Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Dadkii Ay Abaartu Saamaysay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Awdal Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Dadkii Ay Abaartu Saamaysay
February 9, 2018 - Written by Reporter:

Borama  (W,N):- Maayarka Magaalada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Gobolka Awdal ayaa maanta Deeq biyo ah gaadhsiiyay qaar ka mid ah Deegaanada hoos yimaada Gobolka Awdal oo ay mudooyinkii u danbeeyay ay ka jireen Abaaro Ba,ani.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS