Maamuka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Iyo Xoolo Ah Ku Wareejiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamuka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Iyo Xoolo Ah Ku Wareejiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland
February 21, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Maamulka Gobolka Gabiley ayaa maanta deeq kala duwan oo isugu jirta Xoola nool iyo Raashin loogu talagalay Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ku wareejiyeen Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Taani.

Hakan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS