|
|||||
WAJAALE NEWS
“IGAD Waxa Aanu Ka Wada Hadalnay Arrinta Tuko Raq,Waxaanu Usheegnay Waftiga In Aanay Somaliland Halkaasi Dhaafayn”, Gudoomiye Baashe,
February 18, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha wakilada Somaliland Baashe Maxamed faarax Oo fashiliyay Ujeedada Rasmiga Ee Waftigii IGAD Ka Socday Dalka Uyimaadeen taasi oo gudoomiye baashe si badheedha u sheegay in ay ka aqbaleen in aanay ciidamada Somaliland dhaafaynin Deegaanka Tuka raq Ee ay Hada ku Sugan Yihiin Arinta uu gudoomiyaha baarlamaanku ka dhawaajiyay ayaan wali xukuumadu ka hadal faro galinta qaawan ee lagu hayo arimaha gudaha Somaliland ta iyo talaabadan gudoomiye baashe ku ku sheegay in aanay Somaliland halkaasi dhaafay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA GUDOOMIYE BAASHE; Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Ku Celiyay In Aanu Sharci Ahayn Mudo Haraado Ay Sameeyaan Muc... Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Adag kazoo Saartay Dadka Bulshada Kala Qaybinaya Iyo Arinta Ceerigaa... Daawo: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Qalab Isugu Jira Baaskiilado Iyo Mootooyin Ku Wareejiyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|