Waa qaybtii labaad ee barmaamijka toosinta caruurta. Qaybtan waxa aan kaga hadlaynaa garaacida iyo qaylintu in aanay ahayn dariiqo wanaagsan oo ubadka lagu tarbiyadeeyo. Waxa jira hab ka muhiimsan kana faa’ida badan, waxaana inoo soo jeedinaya Siciid Cali Axmed
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA;