Dhalinyarada Gobolka Awdal Oo Si Kulul Uga Hadlay Xuska Maalinta Dhagax-tuurka, Eedo Culusna U Soo Jeediyay Hogaanka Ururka Sonyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyarada Gobolka Awdal Oo Si Kulul Uga Hadlay Xuska Maalinta Dhagax-tuurka, Eedo Culusna U Soo Jeediyay Hogaanka Ururka Sonyo
February 20, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):- Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka ku dhaqan Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa maanta  si adag uga hadlay Xuska Maalinta Dhagax-turka, waxaanay sidoo kale dhaliilo culus u soo jeediyeen Hogaanka sare ee Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS