|
|||||
WAJAALE NEWS
Dagaal Ka Dhacay Galgala Oo Khasaare Sababay
February 2, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N)-Ciidamo ka tirsan maamul Goboleedka Puntland, ayaa dhaawacyo ka soo gaadhay weerar ay kooxda al-Shabaab ku soo qaadeen fadhiisin ay ciidamada ku leeyihiin saldhigga Sugurre oo u dhow buuraha Galgala, Fiidkii Xalay Saraakiil Puntland ka tirsan, ayaa VOA u sheegay in weerarka lagu soo qaaday askartooda ay iska caabbiyeen, islamarkaasina ay khasaare gaadhsiiyeen maleeshiyaadkii soo weeraray. Afar askari oo ciidamada Puntland ka tirsan, ayaa dhaawac ahaan loo qaaday xarrumaha caafimaadka ee Boosaaso. Buuraha Galgala waxa ku sugan maleeshiyaad hubeysan oo ka soo horjeeda maamul Gobleedka Puntland.
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Ciidanka Dab-demiska Oo Ku Guulaystay Daminta Guryo Iyo Guusas Caleemo Ah Oo Dab Ku Qabsaday Magaala... Dawlada Itoobiya Oo Kaaraatimaysay 4 Qof Oo Looga Shakiyey Xanuunka Dunida Deg-deg Ugu Faafaya Madaxwaynaha Iran Oo Dhawr Maalmood Ka Dib Heshiis Uu La Galay Quwadaha Reer Galbeedka Sheegay In Aa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|