|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo La Wareegtay Gacan Ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley Iyo Golaha Deegaanka kulan Ay Yeesheen Ku Ansixiyay.
February 28, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha somaliland saeebaan cali koore ayaa saaka wuxuu socdaalka ku tagay gobolka gabiley kaasi oo daarnaa sidii wasaarada biyuhu ula soo wareegi lahayd gacan ku haynta biyaha magaalada gabiley oo maamulkeedu khilaaf badan abuuray Sidoo kale xildhibaanada golaha deegan gabiley oo uu goob u ahaa badhaasabka gobolka ramaax ayaa fadhi ay yeesheen kadib ansixiyay in gabi ahaanba biyaha maagaalada gabiley lagu wareejo wasaarada biyaha . Related posts:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Dawlada Ingiriiska Ufadhida Somaliland ... Dhalinyarada Moobilada Boobta Oo Khatar Ku Haysa Nabadgelyada Xaafadaha Iyo Golaha Deegaanka Hargeys... Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuur ah Oo Laga Faahiyay T... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|