Daawo: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo + Arimo kale Oo Xaasaasiya
February 8, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (W,N):-Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay heshiiskii u dhexeeyay Xukuumada Somaliland iyo Maamulka Khaatumo.