|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Iyo Beeraha Oo Kulan Wada Jir ah Iskugu Yimid Iyo Arimaha ay kaga Wada Hadleen.
February 13, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Masuuliyinta Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta wada yeeshay kulan muhiim ah oo lagu falanqaynayay sidii ay labada wasaaradood u dardar galin lahaayeen wadashaqaynta ka dhaxaysa labadan haayadood waxaana goob jog ka ahaa wasiirada laada wasaradood kuxigeenada iyo sidoo kale agaasimayaasha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO UU KA WARBIXINAYO WASIIRKA XANAANADA XOOLAHA JSL. https://youtu.be/BnPTh-fYNK0 Related posts:Daawo;Wasiirka Cadaalada,Gudoomiyaha maxkamada Sarre,iyo Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Socdaal Kormeer Ah ... Khubarada Baadhaysa Xasuuqii Hargeysa Ka Dhacay Sideetamaadkii Oo Xabaashii Saddexaad Lix Qof Kasoo ... Guddoomiyaha Mareykanka Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadashey Xaalada Guud Ee Dalku Marayo. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|