Daawo: Siyaasi Abgaal Oo Si Adag U Dhaliilay Xukuumada Uu Soo Dhisay Madaxweyne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Siyaasi Abgaal Oo Si Adag U Dhaliilay Xukuumada Uu Soo Dhisay Madaxweyne Muuse Biixi
February 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Siyaasi Abgaal oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa auu si adag u dhaliilay xukuumada uu soo dhisay madaxweyne Muuse Biixi.

Sidoo kalena Siyaasi Abgaal ayaa sheegay in saami qeybsiga xukuumada uu dhisay Madaxweyne Muuse biixi ay tahay mid ku eeg beesha dhexe.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/BoTU7bqUva8

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS