DAAWO; Saxafiyiin Ajaaniba Oo Booqasho ku Tagay Jaamacada Camuud Ee Gobolka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Saxafiyiin Ajaaniba Oo Booqasho ku Tagay Jaamacada Camuud Ee Gobolka Awdal.
February 7, 2018 - Written by Editor:

BORAMA(W,N) Saxafiyiin Caalamiya oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa dalka Somaliland ayaa saaka buuqsho ku tagay jaamacada Amuud University ee gobolka Awdal kuwaasi oo  ujeedada socdaalkoodu tahay sidii ay taariikh uga diyaarin lahaayeen meelaha muhiimka ah ee Somaliland

Waftifan ayaa waxaa hogaaminayay gudoomiyaha jaaliyada Somaliland ee dalka jarmalka  Maxamed Xuseen Dhacsi.

COMMENTS
LINKS