|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaarkamida Wariyayaasha Uu Wasiirka Warfaafintu Shaqada ka Joojiyay Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay,
February 28, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Qaarkamida wariyayaasha ka hawlgala warbaahinta dawlada oo maanta wasiirka wrfaafintu sheegay in uu shaqada iyo musharkaba ka joojiyay ayaa talabaadaa uu wasiirku kula kacay ku tilmaamay mid baalmarsan sharci Sidoo kale wariyaasha ayaa ku dooday sobobta talaabo looga qadi waayay qaarkamida shaqalaha wasaarada oo iyaga cabashadoodii hore ka jawaabay bulshada u iftiimiyay halka uu salka ku hayo khilaafka wasaarada warfaafintu. Related posts:DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Jaamacada Nugaal Ee Gobolka Sool. Goldaloolada Nidaamka Garsoorka Dalka Iyo Isku Milanka Saddexda Waaxood, Waxuu Tilmaamayaa In Laga B... DAAWO; Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Usoo Jeediyay Gud... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|