|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Odayaasha iyo Wax-garadka Degmada Boocame Ee Gobolka Sool Oo Baaq Udiray Xukuumada Somaliland ,Soona Dhaweeyay Ciidamada Qaranka Ee Jiida Hore.
February 5, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Odayaasha ,Waxgaradka Degmada Boocame ee Gobolka Sool ayaa soo Dhaweeyay ciidamada Qaranka Ee ku sugan jiida hore, kuwaasi oo fagaaraha magaalada ay ka taageen calanka Somaliland iyagoo sheegay in ay mudo sugayeen maamulka Somaliland oo soo gaadha, Dhanka kale bulshada ku dhaqan degaanka boocame ayaa baaq udiray xukuumada somaliland. https://youtu.be/zR2omhtJpaA Related posts:“Muddada Komishanku Qabtay Waxa Heshiis Ku Ah Dhamaan Saamilayda, Doorashada Madaxtooyada,In kasta O... Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duleedka Koonfureed Ee Magaalada Hargeisa Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Tixgelin Gaar Ah Siinayso Waraaqaha Dhalashada Iyo Guurka Ee Ha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|