|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: “Muusoow Maanta Hadii Aan Dhinto Aakhiro Luxudka Ayaan Kuu Fadhiyaa”..Abwaan Baarleex
February 15, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Abwaan Baalreex oo ka mid ah abwaaniinta Soomaalida ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu maanta ka hadley xaaladiisa caafimaad oo mudooyinkii u danbeeyey aad u liidatey. Sidoo kale Abwaan Baarleex ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi aanu soo booqanin isla markaana aanu wax u qabtey aaney jirin , waxaana uu carabka ku dhuftey in uu ka mid yahay dadka uu Madaxweyne Muuse Biixi xilka u qaadey isla markaana wax laga weydiin doono maalinta aakhrina uu luxudka u fadhiyo hadii uu maanta sidas ku dhinto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Salaadiinta Beesha Sacad Muuse Oo Taageero Midaysan La Garab Istaagay Mujaahid Muuse Biixi Cabdi . DAAWO ;Wasiir ku-xigeenkii Hore Ee Amniga Somaliland Oo Soo Bandhigay Arimo Xasaasiya "Waa In Lagu D... Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo Deel-Qaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|