|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Muuqaalka Meherka Maxamed Xuseen & Marwadiisa Nimco Xasan Cali Oo kulmisay Badi Haldoorka Somaliland Iyo Jawiga Madashii Boorama.
February 23, 2018 - Written by Editor:Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu farax;Boorama (W,N) Maalintu Waa Maalin khamiis ah Bishuna Tahay 22/02/2018 Taasi oo ku Taariikhaysan Maalin Xiiso gaara leh Iyo Yagleelka Qoyska cusub Waxaana Aroortii hore ka jarmaaday magaalooyinka Hargaysa, Gabiley iyo Wajaale dhalinyaro, madaxdhaqameed iyo masuuliyiin tiro badan kuwaasi oo magaalada Boorama kaga qaybgalayay xaflada meherka Maxamed Xuseen Nuur iyo marwadiisa Nimco Xasan Cali, madashan oo kulmisay badi labeenta iyo mudanta somliland. Munaasibadan dhaqan ayaa ahayd mid xiiso gaara u lahayd shacabkii goobtan ku kulmay sidoo kalana xusuusisay guurkii barisamaadkii, WAXAANA HALKAN HAMBALYO UGA DIRAYA MEHERKA MAXAMED XUSEEN NUUR IYO MARWADIISA,NIMCO XASAN CALI;
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxamaan Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan Caaqil Cabdi Cumar Chief Maxamed Xaaji Cabdi Ex Wasiir Shucayb Maxamed Muuse Ex Wasiir Cali Xaamud Jibriil Badhasaab Saleebaan Cali Hayste Ramaax Siyaasi faysal Cumar Madar Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame Maxamed nuur xasan Sacad Cabdi Xasan Cabdifataax Cali Cabdilaahi Mukhtaar cabdi jaamac Rooble Ibraahim Axmed Haybe Dr Lix Jir Cabdi Yuusuf Daahir Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Sidoo kale Waxaa Hambalyo Aan lasoo koobi karin uDiraya Bulshada ku dhaqan Maagaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Gaar ahaan Ganacsatada Iyo Dhalinyarada Magaalada .
Dhanka kale Waxaa Hambalyo taa lamida Hawada Umarinaya Bahda Shabakada Warar Ee Wajaalenews Oo leh Noqda Qoyskii kala hela Umad Khayr qaba Xidhiidhayana Ehelkooda Aamin Aamin; Related posts:Xogo Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Kulankii Madaxwaynaha Jsl Iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal + Qodoba... Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Goor Dhaw U Balansan Ansixinta Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha... DAWO;-Ciidamada Booliska JSL Oo Hawlgal Ay Sameeyeen Gacanta Ku Dhigay Khamri Iyo Maandooriyayaal K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|