|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddoomiye-Yaasha Xisbiyada UCID Iyo WADDANI
February 4, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Axad ah kulan gaar ah xarunta qasriga madaxtooyada kula yeeshay Gudoomiyeyaasha labada xisbi-mucaarid ee WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe), waxaana kulanka goob-joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed iyo siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo katirsan xisbiga KULMIYE. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Ho0VqqfoCQI
Wariye: Xamsse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:DAAWO; Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxaan oo Luuqadii Ugu Adkayd... War Deg Deg Ah Daawo: Ergada Nabadaynta Ceel-afwayn oo Si Toos Ah U Dhaariyay Beelihii Dirirtu Ka Dh... R-Wajaale: Casharkii 10-aad, Waxyaabaha Aan Soonka Waxba Yeelayn
Soo Jeedintii Sheekh Maxamed Macali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|