|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: “Madaxwayne Muuse Biixi Xilka Haka Qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Imaaradka”..Gudoomiye Ciro
February 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa ka hadlay Shirkad Maalgashi oo laga hirgaliyay Dalka Imaaraadka waxaana shirkadaasi ku tilmaamay Mid la xidhiidha Musuq-maasuq oo lagu dhacayo hantidii umada.
Sidoo kale Gudoomiye Cirro ayaa Madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu xilka ka qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Isutaga Imaaraadka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/HsJJ8jNWYrI Related posts:Maxkamada gobolka Togdheer ayaa xukuno kala Duwan ku Riday 4 nin oo foojari gareeyey documentska was... DAAWO; Prof Anzaari Oo Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Ku Eedeeyay In Ay Olole Sharci Daro ah ka Dhige... Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Kursiga Muranka Dhaliyaay Ee Ka Banaan Golaha Wak... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|