Daawo: “Golaha Wasiirada Maanta Ayaan U Saxeexay Mushaharkii Ugu Horeeyay Ee Ay Qaataan”..Madaxwayne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Golaha Wasiirada Maanta Ayaan U Saxeexay Mushaharkii Ugu Horeeyay Ee Ay Qaataan”..Madaxwayne Muuse Biixi
February 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyay Munaasibada Xuska Maalinta Dhagax-tuurka oo maanta ku beegnayd ayaa waxaa uu sheegay in Mushaharkii ugu horeeyay ee ay Golihiisa Wasiiradu qaataan uu Maanta u Saxeexay islamarkaana intii hore ay bilaa Mushahar ku shaqaynayeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS