|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Fadeexada Wasiiro Xukuumda Madaxwayne Muuse Biixi Ka Tirsan Oo Midba Midka Kale Ku Riixay Ogaalka Dhalinyaro Qatar Loo Qaadayo
February 11, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):-Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ayaa Durba Waxaa ka Dhex Bilaabmay Khilaaf iyo Isfaham la,aan Shaqo Taasi oo Bulshada Reer Somaliland ku Abuurtay Dareeno kala duwan Iyo War War laga Qabo Shaqo Gudashada Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Sacad Cali Shire ayaaa mar wax laga waydiiyay wax uu ka og yahay dhalinyaro reer Somaliland oo dalka Qadar la gaynayo iyagoo Askar u noqon doona dalkaasi ayaa wuxuu jawaabteeda u riixay Wasiirka Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada Hinda Jaamac Xirsi, Sidoo kalena Wasiirada Shaqada Ayaa Iyana ogaalka Warkan usoo Riixday Dhanka Wasiirka Arimaha Dibada Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo ;Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Nin Shalay Isku Dayay In Uu Dab Qabadsiiyo Masaajid Lagu Tuka... Wasiirka Shaqo Gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ce... Daawo: Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo dafiray Gudi culimo Ah Oo Madaxwayne Siilanyo Magacaabay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|