DAAWO; Dawlada Jabuuti Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedo Uga Yimid Gudoomiye faysal Cali Waraabe Kuna Tilmaantay In Uu Yahay Nin Aan Uhadlay Danaha Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dawlada Jabuuti Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedo Uga Yimid Gudoomiye faysal Cali Waraabe Kuna Tilmaantay In Uu Yahay Nin Aan Uhadlay Danaha Somaliland.
February 28, 2018 - Written by Editor:

“Anagu Dal Gaara Maa ay Ahayn Waxaanu ka Hadalnay  Somaliland Maanu Soo hadal Qaadin, Berbera ka Maanu Hadal Waxaanu Taabanay Uun In ay Halkaasi Jirto Khilaaf DP World Iyo Jabuuti ah”Abuubakar’

“Ninka Ina Cali Waraabe Waa Nasiib Daro In Uu Umada Jabuuti Aflagaadeeyo Madaxdeeda, Somalilandna Umuu Hadlay Ee Waala Soo Kiraystay” Dawlada Jabuuti

Jabuuti(W,N) Mareeyaha Guud Dekedaha Jabuuti Abuubar Cumar Xadi Ayaa Jawaab Adag ka Bixiyay Hadalo Hore Uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal cali Waraabe Ku Eedeeyay Dawlada Jabuuti  Taasi Oo Uu ku Tilmaamay In ay Tahay Nasiib Daro Wax Arimaha Dawlada  Jabuuti ka Khuseeya Aanay Jirin

Sidoo kale Mareeyahay Dekedaha Jabuuti ayaa Sheegay in Aanay Iyagu ka Hadal Somaliland Iyo Dekeda Berbera Toona.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA DAWLADA JABUUTI;

 

COMMENTS
LINKS