Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Aqbalay Is Casilaadii Hailemariam Desalegn Iyo Xubnaha La Saadaalinayo In Ay Noqdaan Raysal Wasaaraha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Aqbalay Is Casilaadii Hailemariam Desalegn Iyo Xubnaha La Saadaalinayo In Ay Noqdaan Raysal Wasaaraha
February 16, 2018 - Written by Editor:

Addis Ababa (W,N):- Baarlamaanka Dalka Itoobiya iyo Xisbiga Isbahaysiga Dalka Itoobiya  ee EPRDF Ayaa ka aqbalay iscasilaadii Raysal Wasaaruhu ku dhawaaqay shalay  Hailemariam Desalegn taasi oo ahayd mid lama filaan ah

Dhanka kale waxaa degan xaalada guud ee dalka Itoobiya oo ah dal guudna

Sidoo kale waxay xisbiga talada haya iyo ururada ay isbahaysteen ku hawlan yihiin cidii buuxin lahayd jagada raysal wasaraaha taasi oo la hadal hayo dhowr xubnoo oo uu ugu horeeyay Raysal Wasaare kuxigeen iyo midka mida madaxda ismaamulada dalka itoobiya,

HALKAN KA DAAWO WARBIXIN IDAACADA VOA KA DIYAARISAY XAALADIHII UGU DANBEEYAY EE DALKA ITOOBIYA.

 

https://youtu.be/roMzz0MtMYw

COMMENTS
LINKS