|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:-Hay’ada Ka Hortaga Afooyinka Kaydka Raashinka Qaranka Ayaa Deeq Gaadhsiyay Gabiley
February 6, 2018 - Written by Wariye:Hargeisa(Wajaalenews.net):- haay’ad ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka somaliland ayaa deeq gaadhsiisay waxa ay deeqdaasi ka koobnayd raashin iyo dhar . waxana halkaasi loogu qaybiyay dadka ku tabalaysan gudaha magalada gabiley iyo sidoo kale dadka ku jira cusbitaalada magalada gabiley oo halkaasi kula wareegay deeqada ay soo gaadhsiisay haayada ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka somaliland.
Hargeisa Office Related posts:Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo War kasoo Saaray Dilka Wiil Dhalinyaro ah Oo Habeenkii Xalay... WAR Deg Deg Ah; Gaadhi Ay Leedahay Shirkada Al-nuur General Oo Laga Qafaashay Bariga Magaalada Harga... Hoos U dhaca Qiimaha Shidaalka Iyo Arxan La.aanta Shirkadaha Korontada Ee Bulshada+ Moganaanta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|