Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Sahamin Cusub Oo Shidaal La Bilaabi Doono | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Sahamin Cusub Oo Shidaal La Bilaabi Doono
January 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Macdan iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa markii ugu horaysay sheegay in dib loo bilaabi doono Sahamin Cusub oo Shidaal.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/kJWP1b1fCd4

COMMENTS
LINKS